Sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in laamaha amniga ay ka gaabiyeen wax ka qabshada nabadgalyada caasimadda ee Muqdisho.
Gaashaanle sare Khaliif idiris Cismaan ayaa xusay in dhowr qarax oo dad badani ay ku dhinteen ay ka dhaceen magaalada Muqdisho, welina ay soconayaan.
Ciidamada ammaanka ayuu sheegay in waajib ka saaran yahay iney ka hortagaan qaraxyada bedalkii la is difaaci lahaa markii ay qaraxyo dhacaan.




From the comments