Goobjoog

NISA Oo Sheegtay Inay Qabatay Khabiir Al-shabaab u Qaabilsanaa Qaraxyada

Ciidamada ammaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen khabiir Al-Shabaab u qaabbilsanaa dhanka Miinooyinka iyo Qaraxyada, xilli uu ku dhuumaaleysanayay agagaarka Ex-koontarool Af-gooye. Howl-galkan oo…

NISA Oo Sheegtay Inay Qabatay Khabiir Al-shabaab u Qaabilsanaa Qaraxyada

Ciidamada ammaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen khabiir Al-Shabaab u qaabbilsanaa dhanka Miinooyinka iyo Qaraxyada, xilli uu ku dhuumaaleysanayay agagaarka Ex-koontarool Af-gooye.

Howl-galkan oo ahaa mid Qorsheysan Saacadana qaatay ayaa u dhacay si taxaddar leh Habeen hore, waxanay saraakiisha Ciidamada ammaanku sheegeen inuu kusoo gabagaboobay si nabad gelyo ah oo aysan cidi wax ku noqon.

Hay’adda nabad sugidda iyo sir-doonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo boggeeda ay Twetter-ka ku leedahay soo dhigtay warkan ku aaddan howl-galka. ayaa Shacabka ka codsatay inay si taxaddar leh ula shaqeeyaan, si looga hor tago cadawga Ummadda Soomaaliyeed.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments