Arrintaas waxaa ka jawaabay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland DR Sacad Cali Shire.
Wuxuu sheegay wasiirku in bishii February ee sanadkan in Madaxweyne Muuse Biixi iyo Farmaajo ku kulmeen Jabuuti, kadibna wadahadalka dib loo furayo.
Wuxuu sheegay in wadamada gobolkani oo heshiisyo ka gaaray colaado u dhaxeeyay sanado badan ay ka duwan tahay qadiyadda Soomaaliya iyo Somaliland.
Wasiirka ayaa ka hadlay waxa hortaagan in ay wada hadallo yeeshaan dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland.
Sacad Cali Shire ayaa daboolka ka qaadya in bulshada caalamka uga dacwootay maamulka Puntland kadib markii dhowaan uu booqasho ku yimid magaalada Baran ee gobolka Sanaag madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas.
From the comments