Shirkadda Duulimaadka Eritrea ayaa maanta bilowday safarkeedii ugu horreeyay oo ay ku tagto Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya muddo laga joogo 20 sano oo labada dal uu go’naa xiriiraadkooda diblomaasi.
Diyaarad ganacsi oo Eritrea ay leedahay ayaa gaartay Maanta garoonka caalamiga ah ee Bully waxaana saarnaa wasiiro ay ka mid yihiin gaadiidka iyo dalxiiska ee Eritrea iyada oo sidoo kale ay saarnaayeen ganacsato.
Tallabadan ayaa waxaa ay ka mid tahay hirgalinta heshiiskii Asmar kaasi oo ay Abiy Axmed Isaias Afwerki ay ku kala saxiixdeen Asmara .




From the comments