Ra’iisulwasaaraha UK Theresa May ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda ay ka eryeyso 23 diblo-maasiyiin ah, kuwaasi oo ka soo jeeda Ruushka waxaa ayna tallaabadan fal-celin u tahay Sumeyntii sirdoonkii hore ee Ruushka.
Theresa May ayaa sheegtay in diblo-maasiyiintaan loo qabtay muddo todobaad ah si ay uga baxaan dalka UK, waxaana ku jira sargaallo ka tirsan sirdoonka oo magacooda la shaacin.
UK ayaa sidoo kale baajisay safar uu kutagi lahaa wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov magaalada London.




From the comments