Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay ku kulmaan xaruntooda kadib 20 maalmood oo kullamada u baaqdeen Ajende iyo Kooraam la’aan.
Ajendaha waxaa lagu sheegay:
- Ansixinta heshiiska isdhaafsiga maxaabiista Soomaaliya iyo India
- Akhrinta warbixinta guddiga madaxabanaan ee xuduudaha.
Xildhibaannada ayaa horay u sheegay in labo-jeer uu u baaqday Kooram la’aan, waxaa ugu dambeysay September 23-keedii kolkaas oo wasiirro ka tirsan xukuumadda Kheyre au golaha hor-tageen, una sharaxeen hindise-sharciyeedyo ay ka mid yihiin Saxaafadda iyo Mihnadlayaasha caafimaadka.




From the comments