Baarlamaanka FederaalkaSoomaaliya ayaa maanta ka dhageystay guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka qodobadii ay wax ka badaleen ee la xiriiray sharciga shaqaalaha ajnabiga ah.
Guddiga ayaa faahfaahin ka bixiyay sharciga shaqaalaha ajaanibta iyo qodobadii ay ka badaleen, habka tacaamulka iyo shaqaaleysiinta shaqaalaha ajaanibta.
Guddiga adeegga bulshada ayaa intaa raaciyay in qodobadan ay kusoo kordhiyeen ay yihiin kuwoo ku saleysan dastuurka Soomaaliya




From the comments