Goobjoog

User Submitted Post

Saddex Weeye Guurku: B) Badhi badhi ku dhufo. T) Badhi dab ku dhufo. J) Dab dab ku dhufo. Saddex Lama Arrag: B) Badhi Ciyi ah T) Bellaayo laba qad ah.…

Saddex Weeye Guurku:
B) Badhi badhi ku dhufo.
T) Badhi dab ku dhufo.
J) Dab dab ku dhufo.

Saddex Lama Arrag:
B) Badhi Ciyi ah
T) Bellaayo laba qad ah.
J) Bakayle Tallaabsanaya.

Saddex Laguma Gallo:
B) Barqin aan caanno
lahayn.
T) Billad aan boqor lahayn.
J) Banaan farras lahayn.

by: c/laahi axmed siyaad aashaa

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments