Guddomiyihii hore ee Wadajir Axmed Xassan(Daaci) ayaa ka war bixiyey weerar ay saaka ciidanka nabad sugidda dowladda iyo kuwa AMISOM ku soo qaadeen hoygiisa.
Axmed Daaci ayaa Goobjoog FM u sheegay in lagu soo qaaday weerar gar darro ah, uuna iska difaacayo askarta soo weerartay.
Guddoomiyihii hore ee Wadajir ayaa intaa ku daray in dagaalku uu bilowday saqdii dhexe ee xalay.



From the comments