Waxa ay maanta u tahay malintii koowaad ee ciida dadka ku dhaqan qaar ka mid ah Gobollada Dhexe ee dalka, halkaas oo ay ka taliyaan maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca.
Ururka Ahlu Sunna waljamaaca ayaa shalay diiday in ay tahay ciid, sidaas darteed maanta ayay u aheyd maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, waxaana salaada lagu tukaday deegaano ay ka mid yihiin Guriceel ,Dhuusa Mareeb ,Caabud waaq ,Ceelbuur iyo qaar ka mid ah deegaano ka tirsan Mudug.




From the comments