Podcast
XUSUUSTA WAABERI
Xaafaddan waxa la yidhaahdaa Carwadii Hore [ex-fiyore], waa hoyga Hobolladii Qaranka ee Waaberi. Kuwani waa guryihii ay degganaayeen hablihii iyo wiilashii qaabeeyay shucuurta dadweynaha, isla markaasna noqday xiddigaha waaweyn,


