WASHINGTON (Goobjoog News) — Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa Itoobiya iyo Eritrea ugu baaqay inay joojiyaan tallaabooyinka sii...
Galka Geeska Africa
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay duqeymo isdaba joog ah oo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) ka fuliyeen xero ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah oo ku taalla gobolka Amxaarada ee dalka Itoob...
More Stories
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio, ayaa ku baaqay in dalalka Geeska Afrika ay ixtiraamaan madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee...
Xiisadda u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ciidamada federaalka Itoobiya ay u dhaqaaqeen dhanka magaalada xuduudd...
Dagaallada dib uga soo cusboonaaday gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo xasilloonida Geeska Afrika, iyadoo door...
Dowladda Itoobiya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u sheegtay inay qaadi doonto tallaabooyin ay ku difaacayso dalkeeda, iyadoo Eritrea ku ee...
Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa lagu wadaa inay maalinta Axadda dib u billowdo duulimaadyada isku xira caasimadda Itoobiya ee Addis...
Magaalada Mekelle, oo ah caasimadda gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, ayaa weli ka maqan maamul rayid ah oo si buuxda u shaqeynaya, maalmo kaddib...
Diyaarado aan duuliye lahayn oo la tuhunsan yahay inay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay duqeeyeen gaadiid ay wateen ciidamo Eritrean...
Adigrat, Itoobiya — 7 Oktoobar 2026: Ciidamo ka tirsan Eriteriya ayaa maalmahan gudaha u galay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, iyadoo ilo maxal...
Axmed Shide, oo ah siyaasi Soomaali ah oo muddo dheer kasoo shaqeynayay dowladda federaalka Itoobiya, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...


