Baydhabo — Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadlayaan habraaca doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyagoo si gaar ah uga digay isku day kasta oo la xiriira codeyn sharci-darro ah ama qof hal mar ka badan cod dhiibta.
War-saxaafadeedka oo kasoo baxay Baydhabo maanta oo taariikhdu tahay 09 May 2026, ayaa lagu sheegay in doorashada lagu qabanayo nidaamka “Qof iyo Cod”, islamarkaana qof kasta oo codeynaya looga baahan yahay laba shardi oo keliya:
Kaarka codbixiyaha ee rasmiga ah




From the comments