Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalayay kulan dadweyne oo lagu soo bandhigayay waxqabadka XFS iyo qorsheyaasah haatan hortebinta u leh ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan.
โDhallinyarada Soomaaliyeed waxaan idin kugu yeeray oo caawa halkaan aad u joogtaan in aan idiin soo gaarsiiyo farriin ah difaaca dalka, taas oo ah
waajib ay tahay in aan loo kala harin, dhammaanteenna aan u wada istaagnoโ. Raโiisul Wasaare Xamsa.




From the comments