Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta magacaabay taliyeyaasha cusub ee ciidamada Somaliland ka dib markii xilka ka qaaday taliyeyaashii hore..
- Taliyaha Ciidanka Milateriga
Madaxweynaha ayaa Sareeye Guuto Nimcaan Gaaxnuug u magacaabay Taliyaha Ciidanka Milateriga ee Somaliland. - Taliyaha Ciidanka Booliska
Sidoo kale, waxa Taliyaha Ciidanka Booliska loo magacaabay Sareeye Guuto Cabdi Dheere.
Magacaabistan ayaa imaanaysa iyadoo Somaliland ay wajahaysa marxalad cusub oo dhanka amniga iyo siyaasadda ah.




From the comments