Taliska Howlgalka ciribtirka Daacish ee Puntland ayaa shaaciyay in ciidamadu ay soo rideen 6 diyaaradood Drone ah, 24 saac ee u dambeysay.
Diyaaradahaan ayaa ahaa kuwa wax basaasida ay u adeegsanaayeen Kooxda Daacish si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa ciidanka.
Taliska ayaa sheegay in kooxda ay muuqato mid heysatada qalab ciidan oo kala duwan.




From the comments