Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF oo magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal looga hortagayay falalka amni daro ee ka dhaca magaalada.
Sida ay sheegeen Saraakiisha howlkaan ayaa ahaa lagu xoojinayo amniga magaalada waxaa lagu soo qabtay xubno lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Shabaab.
Ujeedka howlgalka ayaa ahaa raad-raaca tuhmanayaasha lasoo qabtay oo la aaminsan yahay in Daacish ay u qaabilsan yihiin hanjabaada ganacsatada deegaanka.




From the comments