Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Akadamiyadda Boliiska Dalka Masar,Sareeye Gaas Maxamed Axmed Maxamed (Abu Zahra) iyo sarakiil sare ayaa soo gaaray Magaalad Muqdisho.
Ujeedka Socdaalka Wafdigaan ayaa la Xiriira Casuumaad Uu U Fidiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin, Si Loo Xoojiyo Hormarinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Xubnaha wafdiga Oo Ka Koonaa Sedex Janaaraal Iyo Saraakiil Kale ayaa si diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho, Waxaana Soodhaweeyey Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif )




From the comments