Goobjoog

Guddiga Madaxbannaan Ee Dastuurka oo Nuqulka Cutubyada 1-aad -4aad Ku Wareejiyay Guddiga Lasocodka Dasocodka

Guddiga Madaxabannaan Dib – u- Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa u soo bandhigay Guddiga La socodka Dastuurka BFS nuqulka kama dambaysta ah cutubyada 1aad-4aad , oo lagu dhafay natiijada aragtiyihii.

Guddiga Madaxbannaan Ee Dastuurka oo Nuqulka Cutubyada 1-aad -4aad Ku Wareejiyay Guddiga Lasocodka Dasocodka

Guddiga Madaxabannaan Dib – u- Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa u soo bandhigay Guddiga La socodka Dastuurka BFS nuqulka kama dambaysta ah cutubyada 1aad-4aad , oo lagu dhafay natiijada aragtiyihii iyo soo-jeeddimahii dooddii Baarlamaanka, latashiyada iyo aragtiyooyinka dadweynaha Soomaaliyeed.

Guddiga Madaxabannaan Dib – u- Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa ku sameeyay taxliilin, turxaan- bixin iyo lafagur una bedelay luuqad Dastuuri ah soo jeedimihii doodahii Baarlamaanka, latashiyada iyo aragtiyihii dadweynaha Soomaaliyeed kuna daray nuqulka kamadambaysta ee cutubyada 1aad-4aad Dastuurka loo gudbin doona Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments