Qaxooti magangalyo doonka ah oo tiradoodu gaareyso 134 ruux ayaa waxaa laga soo daadgureeyay dalka Liibiya waxaana ay si nabad ah ku gaareen dalka Ruwanda, iyadoo halkaas oo si daaran loogu soo dhoweeyay.
Qoxootigaan ayaa waxaa ay isugu jiraan wadamo dhowr ah waxaana kamid ah Soomaalilay, 64 ayaa u dhashay Eritrea, 35 Sudan, 15 Soomaali ah, 17 Itoobiyan ah, 2 Cameroon iyo 1 Mali u dhashay.
Qoxootigaan ayaa waxaa la qorsheeyay in la dejiyo Xarunta Gaadiidka Gashora, halkaas oo ah oo la dajiyo Qaxootiga dalkaan dib loogu soo celiyo in dib looga celiyo dalalkii ay u kala dhasheen.




From the comments