Goobjoog

Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya

Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March, waxaana saadaasha ay muujinaysaa in todobaadkaan ay Roobaab fiican ka di’i doonaan qaar…

Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya

Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March, waxaana saadaasha ay muujinaysaa in todobaadkaan ay Roobaab fiican ka di’i doonaan qaar kamid ah gobollada dalka, kuwaas oo dhaca gobollada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi ee Jamhuuriyadda Federalka.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments