Goobjoog

Hey’adda Maareynta oo Digniino Kasoo Saartay Ku Saabsan Roobabka

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ayaa soo saartay digniino ku aadan curashada Roobka Gu’a oo qeybo ka mid ah gobollada dalka ka da’aya, hey’adda ayaa sheegtay in todobaadka soo aadan laga…

Hey’adda Maareynta oo Digniino Kasoo Saartay Ku Saabsan Roobabka

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ayaa soo saartay digniino ku aadan curashada Roobka Gu’a oo qeybo ka mid ah gobollada dalka ka da’aya, hey’adda ayaa sheegtay in todobaadka soo aadan laga yaabo in Roobab ay ka di’ikaraan gobollada Bokool, Galgaduud iyo Jubbada hoose.

Hey’adda ayaa dhanka kale xustay in deegaannada hoostaga gobollada Sanaag, Bay, Jubbada hoose iyo Gedo ay heli karaan Roobab, waxaana digniinahaan ay kusoo aadayaan iyadoo todobaadkaan Roobab ka da’ay Baardheere ay ku geeriyoodeen 10 ruux, halka sidoo kale dad lagu waayay.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments