Goobjoog

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulan Golaha Shacabka?

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa kala aha: 1. Ansixinta Xubnaha Guddiga…

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulan Golaha Shacabka?

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajandaha kulanka ayaa kala aha:

1. Ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

2. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Dhowrist Xogta.

3. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya.

4. Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada. Mahadsanidiin.

Xildhibaannada golaha shacabka ayaa muddooyinkii dambe waday shaqooyin deg deg, iyagoo meelmariyay sharciyo dhowr ah, kuwaas oo gudbay aqalka sare.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments