Goobjoog

Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka oo la kulmay Guddiga xulista Ergada ee kursiga HOP#147

Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay odayaasha xulista ergada kursiga HOP#147. Doorashada kursigaan ayaa lagu wadaa in 1-da bisha february ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb,…

Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka oo la kulmay Guddiga xulista Ergada ee kursiga HOP#147

Guddiga doorashada kuraasta  ka dhiman baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay odayaasha xulista ergada kursiga HOP#147.

Doorashada kursigaan ayaa lagu wadaa in 1-da bisha february ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb, waxaana kursigaan u taagan musharixiin dooneysa in ay ku guulaysato.

Kursigaan ayaa waxaa baarlamaanka 11-aad loo soo doortay Mahad mAXAME
Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments