Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in aanay weli reer galbeedka aysan ula imaan xal nabadeed oo dan u ah dunida.
Lavrov ayaa u sheegay warfidiyeenka in qorsha cad oo nabad ah aysan ka laheyn reer galbeedka dagaalka Ukraine iyo Moscow.
Madaxweynaha Ukraine Volodmyr Zelenesky, ayuu ku eedeyay in qorshaha iyo wadahadalka uu rabo aysan ahayn wax Ruushka uu aqbali karo, balse ay diyaar u yihiin wadahadal nabadeed oo ka yimaado reer galbeedka.




From the comments