Wararja naga so gaarayo waaxda Janaraal Daa’uud ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in khasaaro dhimasho ah uu ka dhashay dhisma biyamareen dhulka hoostiisa ah oo laga dhisayay wadada.
Wararka ayaa sheegayo in ay soo duntay Warta Ceel Qalow Tubo La galinaayay Dhulka hoostiisa ilaa Bada
Waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho ah, iyada oo ay ku naf waayeen afar kamid ah shaqaalihii ka shaqayn jiray.





From the comments