Wararka naga soo gaarayo gobalka Gedo ayaa sheegaya in qarax ka dhacay tuullada Suul Alle ee gobalka gedo lagu dilay taliyihii nabad sugidda gobalka.
Allaah u naxariiste Taliye Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan Bakaal Kooke ayaa la sheegay in uu u geeriyooday qarax loogu xiray gaari uu lahaa.
Taliyaha ayaa qayb ka ahaa mas’uuliyiinta sida wayn qaybta uga ahaa sugidda ammaanka gobalka Gedo.




From the comments