Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuti ee caasimadda dalka Jabuti.
Muuse Biixi ayaa kulama kula qaadan doonna inta uu ku sugan yahay dalka Jabuti madaxda dowladdaas.
Warar kale oo ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in madaxweynaha Somaliland uu kulan la yeelanayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan dalka Jabuti.




From the comments