Allaah u naxariistee waxaa goordhaw qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Ciise Koona, kaas oo kamid ahaa wariyayaasha sida wayn looga yaqaano dalka.
Koonaa ayaa la soo wariyay in uu ku geeriyooday qaraxyo maanta ka dhacay xarunta wasaaraddaa waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare.
Allaah u naxariistee wariyaha ayaa mudda dheer ka shaqeyanayay warbaahinta, waxaana horay uu uga mid ahaa wariyayaashi soo maray Goobjoog.




From the comments