Goobjoog

Deni oo maanta furayo 51-aad ee golaha wakiilada Puntland

Madaxeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta lagu wadaa in uu furo fadhiga 51-aad ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka hoolka baarlamaanka iyo kan…

Deni oo maanta furayo 51-aad ee golaha wakiilada Puntland

Madaxeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta lagu wadaa in uu furo fadhiga 51-aad ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland.

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka hoolka baarlamaanka iyo kan magaalada Garowe ee caasimadda dowlada gobaleedka Puntland.

Madaxweynaha ayaa khudbadda furitaanka u jieedin doono golaha waskiilada dowlad gobaleedka Puntland, isagoo lagu wado in uu ka hadlo arrimo dhowr ah.

Waxaa xarunta baarlamaanka ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee furitaanka kalfadhiga 51-aad ee golaha wakiilada Puntland.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments