Ciyaaryahannada xulka qaranka Soomaaliya 17-sano jirada, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta ugu sareyso dalka.
Kooxda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ku soo dhaweeyay maamulka gobalka banaadir, xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya.
Ciyaarhanada ayaa loo gudbiyay madaxtooyada qaranka, halkaas oo uu madaxweynaha ku guddoonsiiyay bilad sharaf, sidoo kalena madaxweynaha loogu geeyay koobki ay Soomaaliya ku soo guulaysatay.




From the comments