Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaanno AFRICOM, ayaa sheegay in ay duqayn ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan ururka alshaab.
Duqayn ka dhacday deegaan u dhaw degmada Jilib ee gobalka Jubbalada Dhexe sidoo kalena magaalada Muqdisho u jira qiyaastii 370 km, ayaa la sheegay in ciidamada AFRICOM, ay ku dileen xubin shabaab ka tirsan.
Ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaanno AFRIC
OM, ayaa sheegay in khiimaynta horudhaca ah aysan muujinaynin wax dhib ah oo soo gaaray dadka shacabka.




From the comments