Dowladda Sweden ayaa sheegtay in ay qaadday xayiraaddii dhinaca hubka ah ee ay horay u saartay dowladda Turkiga, xilli aysan wax hub ah aysan ka iibin muddo sanado ah.
ISP oo ah wakaaladda dowladda Sweden u qaabilsan arrimha miiteriga ee dibadda, ayaa sheegtay in ay laashay go’aankii horay Turkiga looga xayiray in wax hub ah ay ka iibiso Sweden.
Go’aankaan ayaa yimid kadib markii NATO ay Sweden u gudbisatay codsi ku aaddan in ay ku soo biirto gaashaanbuurtaas militeri.




From the comments