Goobjoog

Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiye Maxkamad Magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa Xasan Cabdullaahi Cali wuxuu u magacaabay guddoomiyaha degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha, iyadoo goloyaasha…

Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiye Maxkamad Magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa Xasan Cabdullaahi Cali wuxuu u magacaabay guddoomiyaha degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha, iyadoo goloyaasha dow;adda iyo lamaha amniga laga dalbaday in si hufan ay ula shaqeeyaan mas’uulka loo magacaabay degmada.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments