Goobjoog

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Garowe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta oo Khamiis ah u safro magaalada Garoowe ee maamulka Puntland. Wafdi horudhac u ah socdaalka madaxweynaha oo uu hoggaaminayo Wasiirka…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Garowe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta oo Khamiis ah u safro magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.

Wafdi horudhac u ah socdaalka madaxweynaha oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse, ayaa shalay gaaray Garowe .

Waxaa garoonka magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ka socda diyar garowgii ugu dambeeyay ee soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments