Goobjoog

Shir wadareedka golaha Wasiirada oo Muqdisho ka furmay

Waxaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho ka furmay kulan wadareedka golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya. Kulanka oo ay goobjoog yihiin xubnaha golaha wasiirada xukuumadda Dan-qaran, ayaa looga hadlay…

Shir wadareedka golaha Wasiirada oo Muqdisho ka furmay
Waxaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho ka furmay kulan wadareedka golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya.
Kulanka oo ay goobjoog yihiin xubnaha golaha wasiirada xukuumadda Dan-qaran, ayaa looga hadlay qorshayaasha dowladda iyo howlaha hortabinta leh.
Waxaa sidoo kale kulanka ka soo qaybgalay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo mas’uuliyiin kale.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments