Goobjoog

Uk oo cambaareysay weerarkii Hotel Hayat

Dowladda Ingiriiska ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxay si kulul ugu cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Xayaad, kaasoo socday muddo 22 saacadood ka badna .…

Uk oo cambaareysay weerarkii Hotel Hayat

Dowladda Ingiriiska ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxay si kulul ugu cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Xayaad, kaasoo socday muddo 22 saacadood ka badna .

Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay garab taagan tahay dowladda iyo dadka Soomaalida sidii ay ula dagaalami kooxa argagaxisada ah sida ay hadalka u dhigeen.

Ilaa hadda tirada dadka ku dhintay weerarka ayaa la sheegay in ay kor u dhaafeyso 20 qof, waxaana sida booliiska Soomaaliya ay sheegeen laga soo badbaadiyay dad shacab ah gudaha hotel-ka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments