Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay natiijada imtixaan dugsiga sare ee ay qaadday dowladda.
Sanadkaan ayaa waxaa imtixaanka u fadhiistay ku dhawaad 35-kun ee arday ah, kuwaas oo imtixaanka ku galay gobalada dalka oo dhan.
Koonfur-galbeed: Deegaannada maamulka Koonfur-galbeed waxaa imtixaanka sanadkaan u fadhiistay 4,018 arday, waxaana ka gudbay imtixaanka 3,994 arday taas oo u dhiganta 99.4%, halka imtixaanka ay ku hareen 24 arday.
Goobjoog News




From the comments