Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambobaxay magaalada Qahira ee caasimadda dalka Masar.
Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in ay Qahira kula kulmaan madaxda ugu sareysa dalka Masar, iyaga oo kawada hadlidoona xoojinta xiriirka labada dal, amniga, siyaadda, dhaqaalaha, la dagaalanka argagixisada iyo dib usoo celinta xiriirka diblumaansiyadeed ee ka dhaxeeya labad dal.
socdaalka Madaxweynaha ayaan kadib markii uu booqasho ka helay dhiggiisa Masar Cabdifitaax Al-siisii,waxaan labad dal lagu wadaad in ay xaliyaan madmadowga soo kala dhax galay labad dhinac.




From the comments