Dowladda Jarmalka ayaa US$ 5 million waxaa ay ugu deeqday Soomaaliya si wax looga taageero dowladda in talaalka gaaro goobaha fogfog oo ay adag tahay in la gaaro. Arrintan ayaa qeyb ka ah dadaallada UNICEF ay xukuumadaha ku dhiirigeliso in talaalka la geeyo meelaha ugu dambeeya.
“Germany waxaa ay ahmiyadda saareysaa in talaalka uu gaaro qof walba iyo meel walba. Covid-19 waxaa uu soo badhigay ahmiyadda arrinkaas, abaarta ayaa sii xoojineysa arrintaas” sidaasi waxaa yiri
Martin Stein, oo ah madaxa arrimaha banii’aadnimada ee safaaradda Jarmalka ee Nairobi.




From the comments