Waxaa maanta oo Talaado ah laguw adaa in ay kulankooda wadajirka ah ay yeeshaan xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya.
Labada gole ayaa kulankooda maanta lagu wadaa in uu ka dhaco xarunta Villa hargeysa ee ay sida kumeel gaarka ah u daggana yihiin xildhibaannada golaha shacabka.
Kulanka baarlamaanka ee saaka ayaa looga hadlayaa akhrinta labaad ee miisaaniyadda dowladda sanadka 2022-ka, waxaana lagu wadaa in kulanka uu horyimaado xildhibaannada wasiirka maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta.




From the comments