Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la soo warinaya in uu ku turan turooday baaskiil uu waday xilli uu ku sugna gobalka Delaware ee dalka Maraykanka.
Biden ayaa xilliga uu baaskiilka la dhacayay doonaye in uu salaamo taageerayaashiisa, waxa uuna damacsanaa in isaga oo baaskiilka wado uu gacanta kor uga haatiyo.
Madaxweynaha ayaa sheegay in uu nabad qabo oo aan wax dhib ah soo gaariin, waxaana uu warbaahinta u sheegay in xaaladdiisa aan waxba iska badalin balse wax yar uu qalqalay.




From the comments