Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Axad ah kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka.
Kulankaan oo ah midkii ugu horeeyay oo ay yeeshaan labada gole kaib doorashadii madaxweynaha ayaa looga hadlayaa akhrinta koowaad ee miisaaniyadda dowladda.
Xildhibaannada ayaa xalay loo diray farriimo ku aaddan in ay soo xaadiraan kulanka maanta oo ka dhacayo xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa.




From the comments