Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel mariyay hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa.
Fadhigii Guud Golaha ee maanta oo ay soo xaadireen 39 Senator ayay waxaa la horgeeyay laba xubnood, kuwaas horay guddoomiyaha aqalka sare Senator Cabdi Xaashi si loo meel mariyo.
Golaha aqalka sare ayaa hab gacantaag ah ugu codeeyay labada xubnood oo la horgeeyay kuwaas oo kale ah:




From the comments