Goobjoog

Baroor-diiqda Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac

Warbaahinta Goobjoog waxaa ay maanta oo isniin muddo 24 saac ah hakineysaa dhammaan barnaamijyadii iyo wararkii, iyada oo taa badalkeeda ay idaacadda iyo TVga ka bixi doonaan oo keliya tacsi,…

Baroor-diiqda Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac
Warbaahinta Goobjoog waxaa ay maanta oo isniin muddo 24 saac ah hakineysaa dhammaan barnaamijyadii iyo wararkii, iyada oo taa badalkeeda ay idaacadda iyo TVga ka bixi doonaan oo keliya tacsi, qur’aan iyo ducada marxuum Cabdullahi Shirwac.
Shaqo hakinta waxaa kale oo qeyb ka ah Webka iyo dhammaan baraha bulshada ee Goobjoog.
Aan u duceyno dhammaanteen difaacaha xuquuqda aadanaha iyo dowladnimada.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments