Waxaa maanta soo gabagaboobay kulamadii Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hey’adaha dhaqaalaha Adduunka ee arrimaha deyn cafinta oo maalmahaan u socday labada dhinac,
Kulankii ugu danbeeyay ee maanta oo Madaxweynaha uu ku wehliyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxa ay la yeesheen Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika, iyagoo kawada hadalay arrimo dhaqaalaha.
Team ka AFDB, Wasaaradda Maaliyadda iyo Madaxweynaha ayaa waxaa maanta aad iyo aad loogu gorfeeyay sii wadidda howlaha dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo taageerada Bangiga ee Soomaaliya oo xiligaan ay ka jiraan abaaro iyo xaalado kale.




From the comments