Dowladda Maraykanka ayaa qorsheyneysa in ay markale dalka Soomaaliya u soo dirto cutubyo ka tirsan ciidamada dalkeeda kadib markii horay maraykanka ciidamada uga saaray dalka.
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixayo qorsha ciidamada maraykanka loogu soo celinayo dalka, kadib doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Biden ayaa la filayaa in 500 boqol askari uu u soo diro Soomaaliya, xilli madaxweynihii hore ee maraykanka Doland Trump uu Soomaaliya ciidamadiisa ka saaray dalka.




From the comments