Goobjoog

Daahir Geelle Oo Ka Haray Tartanka Madaxtinimada Dalka

Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ahaa musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu isaga haray tartanka oo lagu wado in berri la qabto. Geelle ayaa kamid ahaa…

Daahir Geelle Oo Ka Haray Tartanka Madaxtinimada Dalka
Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ahaa musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu isaga haray tartanka oo lagu wado in berri la qabto.
Geelle ayaa kamid ahaa musharixiintii mudada dheer u taagneyd qabashada xilkaan, waxaana sidoo kale uu ahaa afhayeenkii midawga musharixiinta xilka madaxweynaha.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments