Goobjoog

Jalwalka Doorashada Madaxweynaha oo Lagu Dhawaaqay

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka doorashada, waxaana maalinta qabashada lagu asteeyay 15-ka May, waxaana lagu wadaa in diiwaan gelinta musharraxiinta xilka la la bilaabo 8-da bisha iyadoo ku…

Jalwalka Doorashada Madaxweynaha oo Lagu Dhawaaqay

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka doorashada, waxaana maalinta qabashada lagu asteeyay 15-ka May, waxaana lagu wadaa in diiwaan gelinta musharraxiinta xilka la la bilaabo 8-da bisha iyadoo ku eg 10-ka, hadaljeedinta musharraxiinta ayaa 11- ka bisha ilaa 14-ka, halka 15-ku tahay maalinta qabashada.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments