Goobjoog

Burundi oo Ka Hadashay Khasaaraha Weerarkii Ceel Baraf

Dowladda Burunti ayaa ka hadashay khasaaraha kasoo gaaray ceedankeeda weerarkii lagu qaaday saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Ceel Baraf ee ggobolka Shabeellada Dhexe, kadib weerar Al-shabaab ay ka geysteen. Sarkaal…

Burundi oo Ka Hadashay Khasaaraha Weerarkii Ceel Baraf
FILE – In this Oct. 20, 2011 file photo, African Union peacekeepers are seen in the Deynile district of the capital Mogadishu, Somalia. Intensified fighting in Somalia has underscored that tiny Burundi, one of only two African nations contributing troops to a peacekeeping force in the anarchic nation, is bearing a heavy burden with dozens of its soldiers reportedly killed in recent clashes. (AP Photo/Ali Bashi, File)

Dowladda Burunti ayaa ka hadashay khasaaraha kasoo gaaray ceedankeeda weerarkii lagu qaaday saldhig ay  ku lahaayeen deegaanka Ceel Baraf ee ggobolka Shabeellada Dhexe, kadib weerar Al-shabaab ay ka geysteen.

Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidanka Milatariga dalkaas oo la hadlay wakaaladda wararka AFP ayaa u sheegay in weerarkii dhacay looga dilay 30 askari, halka lagu dhwaacay 22 askari oo ka tirsan howlgalga nabad ilaalinta.

Al-shabaab oo weerar qaraxyo ah adeegsaday ayaa sal dhiga gudaha u galay subaxnimadii hore ee shalay, sarkaalka halday kama uusan jawaabin in ay jiraan ciidamo u dhashay Burundi oo Al-shabaab qabsadeen.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments